Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo Oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya. Kulanka golaha wasiirrada ayaa lagu soo bandhigay warbixinno la xariira shaqooyinka ay qabtaan tubaha horumarinta arrimaha bulshada, Amniga iyo caddaaladda, siyaasadda loo dhanyahay iyo tubta horumarinta dhaqaalaha iyo shaqooyinka hor-tebinta leh ee u yaalla tubaha hawlaha lagu … Continue reading Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo Oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya